Suugaan

SHIRKII ADDIS ABABA 1993

https://www.youtube.com/watch?v=wirwSlDqIgQ
Read More
Suugaan

Soomaali waa kuma? Cabdulqaadir Xersi Yam-Yam (AUR)

https://www.youtube.com/watch?v=qOUjEYJJWSA
Read More
Suugaan

Hobollada Waaberi_Addis Ababa

https://www.youtube.com/watch?v=BY-HWqhpOCY
Read More
Suugaan

TAARIIKHDII ABWAANKII WEYNAA EE XAAJI AADAN AFQALOOC

Xaaji Aadan Axmed Xasan (Afqalooc) waxa uu kamid ah Halgamayaashi Gobolada Waqooyi iyo Guud ahaanba Soomaaliya ee sida weyn ugu...
Read More
Suugaan

MAANSADII ANUUN BAA HOOYADAA AH

By MOHAMED IBRAHIM WARSAME “HADRAAWI” Maansdan waxa uu Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi”sheegay in curinta maansadani ay ku dhalatay ka dib...
Read More
Suugaan

Maansada la yidhaa “HAN-LAAWE”

By Abiraxamaan Faarax "Barwaaqo” Mudanayaal iyo marwooyinba dhammaantiin waydin salaamantihiin. Intaa kadib waxa aan halkakani idiidinku soo gudbinayaa qaybtii 1aad...
Read More
Suugaan

Jacayl dhiig ma lagu qoray?

Jacayl dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey feedhaha Dhabanada cad laga...
Read More
Suugaan

IDAAJAA OO U TAAGAN ILLAALINTA SUUGAANTA HOOYO

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Suugaanta Somaaliyeed ayaa dhaxal gal weyn ah qiimo gaar ahaaneed ugu fadhiya guud ahaanba...
Read More
Suugaan

Hooyooy La’aantaa

By Warsame Hadrawi Hooyooy la’aantaa Oh Mother! Without you Adduunyadu hubaashii The world would surely Habeen kama baxdeenoo Be perpetual...
Read More
Suugaan

Hiddaha & Dhaqanka

By Mahad Badan Waa habeen caways oo dhaqan iyo hawraar xiiso leh la iswaydaarsanayey. Madal si qurux badan looga soo...
Read More
Suugaan

La Yidhaahdo HOOYO

By Maxamed Siciid Cilmi Hooyooy dulqaadeey Hooyooy dugsiiyaay Hooyooy daryeelaay, Aabana daweeyaay. Dareenkii jaceylkaay wanaagii dadnimadaay duunyo aan dhamaaneey dusha...
Read More
Suugaan

Guubaabo – Gabay – 1984

Guyaal iyo Guyaal iyo Guyaal Taariikh gu’ weynuu lahaa Iyo gedaha maanta uu yahee Gocashada Xasuustiyo Godaal Adaan kula gulaashaye...
Read More
Suugaan

Badbaadaa Bulshada If iyo Aakhiro

Assalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatahu – Waa Muxadaro Muqayim ah oo Mowduca Kuu Sahabsaan Badbaadaa Bulshada If iyo Aakhiro Ku Billabid...
Read More
Suugaan

GACALO

Waxaa laga yaabaa in barnaamijkaan dartii aan maalin walbo soo galo qadka webkan, anna waxaa ku biirin lahaa heestii Cigaal...
Read More
Suugaan

GABAYADII SILSILADDA AHAA

Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah.   Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka...
Read More
Suugaan

Maansadii Gudgude.

By Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Gedgedoonka maankiyo qalbiga, gocasho soo boodka, Xaajada garlayliga jartiyo, Gun u saluugayga Gibladiyo mashxaraddayda iyo,...
Read More
Suugaan

Hooyooy mar aan xalay

By Axmed Saleebaan Maanso wax ka taabanaysa, ama wax ka iftiiminaysa xaqa waalidka, gaar ahaan kaalmaha kala duwan ee hooyadu...
Read More
Suugaan

GABAYADII

By Sayid M.C.Xasan Wuxuu yidhi, Iidoor waxaan meeriyoo malag laraadshaaba Waxaan maylinka ululayoo micida ruugaaba Inaan miigihii shalay lahelay mahad Alle...
Read More
Suugaan

Gabay loogu jawaabayo

By Beesha Bariga Burco Gabaygani wuxuu jawaab kooban uyahay gabayga ka hooseeya ee doraad lagu soo daabacay Qorilugud. Cosobsiga hashii...
Read More
Suugaan

GABAY KU SAABSAN IS-KAASHIGA

By Abdirazak Yassin Mohamed Kelmed muuq leh oo wacan kolkaan anigu siidaayo Kaftan maaha ee waa kulayl hadalka aan baanay...
Read More
1 2 3