The Somali Resource & Heritage Center was founded in the year 1995 here in Ottawa, Canada.
Click to rediscover the history of Somali’s sports.
Somali Federal Government President’s Advisor for Youth & Sports.
Federal Government of Somalia & Somaliland Reconciliation Committee Secretariat Sports Advisor for both Ministry of Youth & Sports and Ministry of Education, Culture and Higher Education.
President of Somali Resource & Heritage Ctr.
Former Secretary General of SNOC
I am text block. Click edit button to change this text. Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.
Welcoming Mohamed Abdullahi Mohamed
Hirsi Ali
“Yam-Yam”
Qalinjabinta Ardayda Baratay
Quraanka ee Daladda Dugsiyada
Xuska Maalinta Afka Hoyoo.
Xuska Maalinta Afka Hoyoo
Part 2 |
Xuska Maalinta Afka Hoyoo
Part 3 |
Xuska Maalinta Afka Hoyoo
Part 4 |
Muliyooy Saa See
Macalin Maxamed Xussein Hadi
Baandhigii Buuggii Muliyoy Saa See
Baandhigii Buugii Muliyoy Saa See
Part 2 |
Baandhigii Buugii Muliyoy Saa See
Part 3 |
Jaamacadii
QABYO
GETTING MARRIED
By the grace of god, it is possible, and it is what Allah intended for you, by the practice of Islam which is submission to His compassionate will. But a happy marriage is not simply ‘made in Heaven. It does not happen by accident. You could go into a most beautiful garden and be amazed at the profusion and lushness of the flowers, the neatness of the borders and grasses, the absence of marauding insects and pests-and you would never for a moment think that this had come about by accident. You would know straight away, that the garden had been creating by a person or team of people who loved gardening, and no matter what setbacks and problems were determined to produce a thing of great beauty and joy. A marriage is cultivated in exactly the same way.
Qualities Of A Good Muslim Family
AUTHOR: Mohamed Hussein Hadi
Subscribe to our free weekly newsletter and never miss a thing.
No spam. Only hand-picked food recipes.
Waxaa ku dhan Murtidii
Maanso Ruuga-Soomaliyeed.
SEBEN TEGEY MID WELI SOO SOCDIYO, SAAKA WAXA JOOGA.
SADDEXDAA WAQTAA XAAL ADDUUN LAGU SIFEEYAAYE.
SO NOQADNA MA LEH, SHALAY WIXII SAADDUFEE TEGAYE.
SAADAMBE YO BERRINA WAA SAD KAA MAQANE.
WAXAY TALADU KUU SUUBBAN TAHAY SUBAXAAD JOOGTAAYE
“ILBAXNIMADII REER AWDAL & SAYLACIGII”
“TAARIIKHDII DHABTA AHAYD EE DALKEENA”
“ALLAHAYOW NIN II DARAN”
ALAHAYOW NIN II DARAN MAXAAN DAAFTA HORE SEEXSHAY
NIN I DAAQSANAAYANA MAXAAN DAAFIDA U KARIYEY
JIDHKU NIMAANU DOONAYN MAXAAN HADALKA DEEQSIIYEY
MA DEGDAGEE XAAJADA MAXAAN UGU DULQAAD YEESHAY
WAJI DABACSAN DAYMO AAN DAREEN GALIN DUBAAQIISA
DEBNA FURAN DABUUB UUNA KA DIDIN DEEXASHIYO MUUSO
QOSOL DIBEDDA YAAL OON KA IMAN DHUUNTA DACALKEEDA.
KANAAN DEGAY KANAAN DOORKAN BIDAY KANI DAN BAAN MOODAY
WAXAA DOOD KAFTAN AH SHEEKADA UGU DALEEYAABA
DABINKAAN U DHIGO-MAALINTUU DAGALKA SOO SAARO
INTIIYOON DAWAARKA U ROGOON XEELADA U DAADSHO
ISAGOON DIGNIIN QABIN MAXAAN KAGA DAYAANSIIYEY.