Soomaali waa kuma? Cabdulqaadir Xersi Yam-Yam (AUR)
https://www.youtube.com/watch?v=qOUjEYJJWSA
Read More
TAARIIKHDII ABWAANKII WEYNAA EE XAAJI AADAN AFQALOOC
Xaaji Aadan Axmed Xasan (Afqalooc) waxa uu kamid ah Halgamayaashi Gobolada Waqooyi iyo Guud ahaanba Soomaaliya ee sida weyn ugu...
Read More
MAANSADII ANUUN BAA HOOYADAA AH
By MOHAMED IBRAHIM WARSAME “HADRAAWI” Maansdan waxa uu Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi”sheegay in curinta maansadani ay ku dhalatay ka dib...
Read More
Maansada la yidhaa “HAN-LAAWE”
By Abiraxamaan Faarax "Barwaaqo” Mudanayaal iyo marwooyinba dhammaantiin waydin salaamantihiin. Intaa kadib waxa aan halkakani idiidinku soo gudbinayaa qaybtii 1aad...
Read More
Jacayl dhiig ma lagu qoray?
Jacayl dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey feedhaha Dhabanada cad laga...
Read More
IDAAJAA OO U TAAGAN ILLAALINTA SUUGAANTA HOOYO
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Suugaanta Somaaliyeed ayaa dhaxal gal weyn ah qiimo gaar ahaaneed ugu fadhiya guud ahaanba...
Read More
Hooyooy La’aantaa
By Warsame Hadrawi Hooyooy la’aantaa Oh Mother! Without you Adduunyadu hubaashii The world would surely Habeen kama baxdeenoo Be perpetual...
Read More
Hiddaha & Dhaqanka
By Mahad Badan Waa habeen caways oo dhaqan iyo hawraar xiiso leh la iswaydaarsanayey. Madal si qurux badan looga soo...
Read More
La Yidhaahdo HOOYO
By Maxamed Siciid Cilmi Hooyooy dulqaadeey Hooyooy dugsiiyaay Hooyooy daryeelaay, Aabana daweeyaay. Dareenkii jaceylkaay wanaagii dadnimadaay duunyo aan dhamaaneey dusha...
Read More
Guubaabo – Gabay – 1984
Guyaal iyo Guyaal iyo Guyaal Taariikh gu’ weynuu lahaa Iyo gedaha maanta uu yahee Gocashada Xasuustiyo Godaal Adaan kula gulaashaye...
Read More
Badbaadaa Bulshada If iyo Aakhiro
Assalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatahu – Waa Muxadaro Muqayim ah oo Mowduca Kuu Sahabsaan Badbaadaa Bulshada If iyo Aakhiro Ku Billabid...
Read More
GABAYADII SILSILADDA AHAA
Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah. Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka...
Read More
Maansadii Gudgude.
By Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Gedgedoonka maankiyo qalbiga, gocasho soo boodka, Xaajada garlayliga jartiyo, Gun u saluugayga Gibladiyo mashxaraddayda iyo,...
Read More
Hooyooy mar aan xalay
By Axmed Saleebaan Maanso wax ka taabanaysa, ama wax ka iftiiminaysa xaqa waalidka, gaar ahaan kaalmaha kala duwan ee hooyadu...
Read More
Gabay loogu jawaabayo
By Beesha Bariga Burco Gabaygani wuxuu jawaab kooban uyahay gabayga ka hooseeya ee doraad lagu soo daabacay Qorilugud. Cosobsiga hashii...
Read More
GABAY KU SAABSAN IS-KAASHIGA
By Abdirazak Yassin Mohamed Kelmed muuq leh oo wacan kolkaan anigu siidaayo Kaftan maaha ee waa kulayl hadalka aan baanay...
Read More