Faa’iidooyinka  Bisha Ramadaan u leedahay Caafimaad keena( Benefits and Health tips for Ramadan) iyo khuburada caafimaadka waxayka kayidhaahdeen Soonka (health experts).    waxaa la’ogaaday inuu soonku jirkeena sunta(toxin) ka sifeeyo,lana soodaayo dheecaano(hormones) layidhaa endorphins  oo  u fiican jirka, maskaxda, emotion ka , stress ka, qofka ka ilaaliya walwalka faraha badan, iyo faa’iidooyinkale oo badan.

Marka hore waxaan mahad gaara u celinayaa Allah sumxaanuhuu watacaala, ina siiyay bishan khayrka badan leh, ee watadata danbi dhaaf, Allah kacabsi,qani’nimo, naxariis, oo ay dhamaan dadka muslimiinta ahi ay wada dareemayaan same feeling iyaga oo dunida caalamka kajooga meelo kaladuwan oo aytahay bishani mucjiso Allah(SWT) , halka non-muslim ka ahna ay ka somaan iyaga oo faa’iidooyin caafimaad karaadinayaa oo aanan waliba wax abaal marin ah laga sinayn(Ramadan is a period of fasting, reflection, devotion, generosity and sacrifice observed by Muslims around the world. While major holidays of other faiths have largely become commercialized events, Ramadan retains its intense spiritual meaning.) oo runtii quraankeena kariimka ah iyo Rasuulkuba  (peace be upon him) ay inoo sheegaan faaiidooyinkeeda badan een lasoo koobi karin. hadaba waxaan isku dayayaa inaan soo koobo faa’iidooyinka caafimaadka ay inoo leedahay bishan Ramadaan iyo khuburada caafimaadka waxyaabaha ayka yidhaahdeen Soonka.
Faaiidooyinka Soonka maxayka yidhaahdeen Doctors ku waxay hoos u dhigta baruuta jirkaaga(reduces your cholesterol level) oo ay baruurtu keento xanuuno farabadan, sida dhiigkarka, macaanka(diabetes),faaliska(stroke and paralysis), wadno xanuun, soonku wuxuu ufiican yahay halbowlayaasha dhiiga uuqaada vital-organs ka jeerkeena ee ay kamid yihiin maskaxda iyo wadnaha, kalyaha, beerka(liver) waayo qofku marka uu inbadan soo manaado waxaa dhiiga kuyaraada waxyaabixii qashinka ee dhiiga soo raacayay, iyo waliba baruurtii markaasi xididada or blood vessels ka jirkeenu dhiiga siifiican ayay uqadaan. soonku aad waxaa uu ugu fiican yahay dadka  aadka u cayilan(over-weight) ama baruurta badanleh. Smoking, sigaar cabida uu qofku caadaystay or some other bad habits qofku waxaa suro gala inuu iska daayo maadama uu malintii oodhan qofku soomanyahay oo shaygii uu qabanjiray markasta sida sigaar cabistii maalintii iloobo jirkiisuna laqabsado, halkaasina sigaarka iskaga daayo
maxayka yidhaahdeen bisha Ramadaan Health experts doctors ka caalamku hada waxay ogaa deen soonku inuu u leeyahay faa iidooyin badan oo ay kamidatahay, xanuunada aan daawada loo hayn, uuna ufiican yahay soonku waxaa aad muhiim ah inuu soonku qofku miisaanka karido taasi oo hoos udhigta inuu qufku ay kudhacaan, dhiigkar, macaan, depression.ayay yidhaahdeen health experts Sunta(toxin)Sanadkii oodhan jirkeena  ururiyo  ayaa uu jirkeena kasiifeeyaa soonku (“A detoxification process also occurs, because any toxins stored in the body’s fat are dissolved and removed from the body,”) sumxaan waa faa’ iidooyinka ugu wayn ee hada dadka aan muslim ka ahayn ogaadeen, oo khasabku noqotay inay somaan once in a year. sumxaan, balfaaiidodaa fiiro walaalo.
Waxaa kaloo la oogaaday beerku waa meesha dheefshiida baruurta jirkeena (fat metabilism) inuu bisha soon nasto. maadaama ayqofka inta badan anan cunta badan cunayn.
Hormones ama dheecaano layidhaahdo endorphins ayaa jirkeenu soo daayaa  oo dhiiga laraaciyaa , hadaba dheecanadan oo qofka firircooni gaaliya, inuu fikiro, farxad badana ku abuura, uuna fiican maskaxda qofka, halka ay gaalada ama  non-muslim ka ah si ay happy iyo farxad iyo maskax sifiican u shaqaysta aykaraadiyaan Alcohol, drugs, sucide oo qofka naftiisa halis galisa ama ay istic malaan hormone kan oo lasameeyay oo ah synthetic endorphins  sii uu u helo farxad oo murugadu uga ba’do ayna yidhaahdaan endorphins makes you happy. bal ufiirso sxb isaguna waa uu ibsanayaa adiguna adiga oo ajar laguu qoraayo ayaad waliba helaysaa hormones oo ah natural . sxb u fiirso nimcodaan Allah. kana faa’iidayso.
khuburada caafimaadka ee aduunka ayaa hadalkoodii sidan ayaa uu dhignaa markay ogaadheen dheecanadan inaa lasoo daayo qofku marka uu soomanyahay (“After a few days of the fast, higher levels of certain hormones appear in the blood (endorphins), making you more alert and giving an overall feeling of general mental wellbeing.”
.Soonku waxaa uu isku dheeli tiraa cuntada iyo biyaha (A balanced food and fluid intake is important between fasts) beerkeenu(liver) waxaa uu soo saara sonkor ama glucose yar oo qofka kufilan inata uu soomanyahay taasi oo ka ilaalisa inay inagu badato glucoseku  markaasi soonku waxaa uu ka’hortagaa xanuunka macaanka ah (diabetes) maadaama glucose level kii uu hoos udhigaayo.
Fasting has been found to be an effective treatment for psychological and emotional disorders
Dheefshiidka jirkeena soonku waa ufiican yahay, enzymes ka cuntada dheefshiida ayaa siifaan u shaqeeya hadaba khuburada caalamku waxay ogaadeen inuu soonku khatarta xanuunadan hoos udhigo soon ku ee ay kamid yihiin kuwan hooskuqoran including those of the digestive systems,  chronic stomachache, inflammation of the colon, liver diseases, indigestion, and conditions such as obesity, arteriosclerosis, high blood pressure, asthma, diphtheria and many other diseases.
faaiidooyinkaasi iyo kuwo kale ayaa uu leeyahay soonku markaasi iskuday inaad kafaa’iidaysato.Through increased charity, Muslims develop feelings of generosity and good-will toward others.our prophet muhammed(peace be upon him)  once said, “A man’s wealth is never diminished by charity. nabigeenu nabadgalyo iyo naxariisi ha ahaato waxaa u yidhi qofka qani’nimadu kama naaqusto sadaqadu markaasi soonku qofka sadaqada inuu labaxo , uuna dereemo walaalkiisa kale inuu gaajoonaayo ayaa uu ogaadaa bishan soon , qofkuna waxaa uu labaxaa sadaqo badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *